1- Maxmad Cabdullaahi Cabdi, C/qaadir Xuseen Cigaal, 2- Wasaarada Dakadaha iyo Gaadiidka Bada. Wakiil: Xafiiska Garyaqaanka Guud. .Rafcaansaneyaal Xukunka summadiisu tahay: MGB/DML/19/2024, MGB/BX/11/2025, kuna taariikheysan 25/01/2025,. Warqadda summadeedu tahay GL/WD/11/2025, kuna taariikhey…
View Moretahay MGB/DML/440/2024, ee kahor furan Maxkamadda Gobolka banaadir, kana dhaxeeya dhinacyada kale ah: Wabillaahi Towfiiq 1. Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Qareen: Xafiiska Garyaqaanka Guud ee Dawladda LID Dacwoode 2. Bashir Cimi Cabdulle, Nabdoon Cali Daahir Diiriye, Cumar Sheekh Y…
View MoreMaxkamadda Gobolka Banaadir, oo ka jawaabeysa codsiga Xafiiska Garyaqaanka Guud ee Dawalda, ayaa xayiraad saartay dhul danguud ah oo ah barxadii Tarabuunka, kaas oo dad shacab ahi sifo sharci daro ah ku dhisanayeen Sidoo kale waxaan ka rajeynaynaa Taliska Booliiska Qeybta Guud ee Gobolka Banaadi…
View MoreXafiiska Garyaqaanka Guud ee Dawladda, asagoo tixraacaya Warqadda Ref JIS/MG/GJ/1529/2024, ee ku taariikhaysan 3/07/2024, kana soo baxay Jasmacadda Ummadda Soomaaliyeed, Ujeeddadeeduna ahayd Joojin boob Dhul iyo Deegaameyn, iyo Tixraec Warqadda SUMAD: XGG/219/2024, ee ku taariikhaysan 22/07/2024, …

View MoreXafiiska Garyaqaanka Guud ee Dawladda oo masuul ka ah Difaaca Hantida Dawladda iyo daryeelka dhammaan danta caamka ah, ayaa waxaa uu digniin kasoo saaray xog xaqiijineysa in boob lagu hayo dhulalka Danta-guud ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ku leedahay Degmada Hodon, gaar ahaan Dhulka Xaruntii J…
View More