Sharciga Dhismaha Bankiga Iskaashatooyinka Soomaaliyeed ee soo baxay February 1988
Sharciga Dhismaha Bankiga Iskaashatooyinka Soomaaliyeed ee lambarkiisu yahay Sharci Lr. 002 ee soo baxay February 1988 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr.32 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda March 1988.