Sharci canshuurta Wax soo Saarka ee soo baxay May 1985
Sharci canshuurta Wax soo Saarka ee lambarkiisu yahay Sharci Lr. 003 ee soo baxay May 1985 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr.29 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda June 1985.