Sharciga Shaqaalaha Dawladda ee soo baxay February 1980
Sharciga Shaqaalaha Dawladda ee lambarkiisu yahay Sharci lr. 005 ee soo baxay February 1980 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr.24 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda February 1980.