FAAFINTA
الرسمية
OFFICIAL
RASMIGA AH
الجريدة
BULLETIN
EE JAMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA
Year
Sanadka
13aad
Location
Muqdisho
Date
April 2026
Book Number
Lr.1
Waaxda Maamulka Faafinta Rasmiga ah
Ee Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda
Subscription Information
Qiimaha qaa $XXX Dollar, lambar waliba - RUKUNKA: Sanadkii waa $XXX Dollar, Soomaaliya gudaheeda - Dibaddeedana waa $XXX Dollar. Rukunka la weydiisto waqtiga loo gooyay wuxuu ka bilaabmaa 1 Janaayo. Qiimaha Qoritaanku F.R halkii sadar iyo wixii ka yar waa $XXX Dollar - Rukunka iy Qoritaanka waxaa la weydiista Laanta Maamulka Faafinta Rasmiga ah - Lacagta Waxaa lagu bixinayaa Xafiiska Canshuuraha ee Wasaaradda Maaliyadda.
KOOBNIIN
BOGGA KOOWAAD
FAAFINTA BILAHA JA-FE-2026
BILLAHA
January, February
2026