Official Bulletins

The official publications of the Federal Republic of Somalia — legislation, resolutions, and government bulletins.

OSAG
Year 11
Muqdisho
April 2024
Lr. 2

Waaxda Maamulka Faafinta Rasmiga ah
Ee Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda

SHARCIGA ILAALINTA iyo MAAREYNTA DEEGAANKA

SHARCIGA ILAALINTA iyo MAAREYNTA DEEGAANKA ee soo baxay February 2024

SHARCIGA ILAALINTA iyo MAAREYNTA DEEGAANKA ee lambarkiisu yahay LR.2 ee soo baxay February 2024 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr. 2 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda April 2024.

Organization
Wasaaradda Deegaanka iyo Isbaddalka Cimilada
Date Issued
13 February 2024
Date Published
30 April 2024
Download File