Official Bulletins
The official publications of the Federal Republic of Somalia — legislation, resolutions, and government bulletins.
Year 11
Muqdisho
April 2024
Lr. 2
Waaxda Maamulka Faafinta Rasmiga ah
Ee Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda
SHARCIGA HOWLGABKA iyo LIILTIRKA SHAQAALAHA RAYIDKA e DOWLADDA
SHARCIGA HOWLGABKA iyo LIILTIRKA SHAQAALAHA RAYIDKA e DOWLADDA ee soo baxay February 2024
SHARCIGA HOWLGABKA iyo LIILTIRKA SHAQAALAHA RAYIDKA e DOWLADDA ee lambarkiisu yahay LR.2 ee soo baxay February 2024 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr. 2 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda April 2024.
Organization
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada
Date Issued
13 February 2024
Date Published
30 April 2024