Official Bulletins

The official publications of the Federal Republic of Somalia — legislation, resolutions, and government bulletins.

OSAG
Year 20
Muqdisho
January 1975
Lr.20

Waaxda Maamulka Faafinta Rasmiga ah
Ee Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda

Sharciga Nidaaminta Maamulka Hawlaha Golaha sare ee Kacaanka iyo Madaxtooyada

Sharciga Nidaaminta Maamulka Hawlaha Golaha sare ee Kacaanka iyo Madaxtooyada ee soo baxay December 1974

Sharciga Nidaaminta Maamulka Hawlaha Golaha sare ee Kacaanka iyo Madaxtooyada ee lambarkiisu yahay Sharci Lr. 6 ee soo baxay December 1974 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr.20 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda January 1975.

Organization
Wasaaradda Caddaaladda & Arrimaha Dastuurka
Date Issued
06 December 1974
Date Published
01 January 1975
Download File