Official Bulletins

The official publications of the Federal Republic of Somalia — legislation, resolutions, and government bulletins.

OSAG
Year 12
Muqdisho
August 2025
Lr.2

Waaxda Maamulka Faafinta Rasmiga ah
Ee Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda

SIYAASADDA QARAN EE SOCDAALKA SHAQADA

SIYAASADDA QARAN EE SOCDAALKA SHAQADA ee soo baxay July 2025

SIYAASADDA QARAN EE SOCDAALKA SHAQADA ee lambarkiisu yahay LR.181 ee soo baxay July 2025 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr.2 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda August 2025.

Organization
Wasaaradda Deegaanka iyo Isbaddalka Cimilada
Date Issued
05 July 2025
Date Published
17 August 2025
Download File