Official Bulletins
The official publications of the Federal Republic of Somalia — legislation, resolutions, and government bulletins.
Year 1
Muqdisho
December 2013
Lr. 1
Waaxda Maamulka Faafinta Rasmiga ah
Ee Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda
Magacaabid Nootaayo
Magacaabid Nootaayo ee soo baxay December 2013
Magacaabid Nootaayo ee lambarkiisu yahay Xeer Lr. 58, 76,81,82,85,86,126,127 ee soo baxay December 2013 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr. 1 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda December 2013.
Organization
Xafiiska Madaxtooyada JFS
Date Issued
31 December 2013
Date Published
31 December 2013