Official Bulletins

The official publications of the Federal Republic of Somalia — legislation, resolutions, and government bulletins.

OSAG
Year 20
Muqdisho
January 1975
Lr.20

Waaxda Maamulka Faafinta Rasmiga ah
Ee Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda

Sharciga Mashuuraca Horumarinta Beeraha Balcad

Sharciga Mashuuraca Horumarinta Beeraha Balcad ee soo baxay March 1975

Sharciga Mashuuraca Horumarinta Beeraha Balcad ee lambarkiisu yahay Sharic Lr. 35 ee soo baxay March 1975 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr.20 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda April 1975.

Organization
Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka
Date Issued
21 March 1975
Date Published
10 April 1975
Download File