Official Bulletins
The official publications of the Federal Republic of Somalia — legislation, resolutions, and government bulletins.
Year 19
Muqdisho
January 1974
Lr.19
Waaxda Maamulka Faafinta Rasmiga ah
Ee Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda
Sharciga Ku biiridda Jaamacadda Carabta
Sharciga Ku biiridda Jaamacadda Carabta ee soo baxay March 1974
Sharciga Ku biiridda Jaamacadda Carabta ee lambarkiisu yahay Sharci Lr. 12 ee soo baxay March 1974 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr.19 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda May 1974.
Organization
Ururka Jaamacadda Carabta
Date Issued
28 March 1974
Date Published
02 May 1974