Official Bulletins

The official publications of the Federal Republic of Somalia — legislation, resolutions, and government bulletins.

OSAG
Year 12
Muqdisho
December 2025
Lr.3

Waaxda Maamulka Faafinta Rasmiga ah
Ee Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda

Xeer-nidaamiyaha Machadka Sare ee Daraasaadka Amniga iyo Istiraatiijiyadda

Xeer-nidaamiyaha Machadka Sare ee Daraasaadka Amniga iyo Istiraatiijiyadda ee soo baxay October 2025

Xeer-nidaamiyaha Machadka Sare ee Daraasaadka Amniga iyo Istiraatiijiyadda ee lambarkiisu yahay Xeer Lr. 187 ee soo baxay October 2025 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr.3 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda December 2025.

Organization
Wasaaradda Amniga Gudaha
Date Issued
26 October 2025
Date Published
21 December 2025
Download File